“Aliquam eget nunc mi. Integer sodales lacus eu risus ornare viverra.Ut semper massa sed dolor congue vestibulum.”
Ärade Systrar och Bröder.
Vi vill meddela er att moskén i Gävle, från och med lördagen den 19 december, kommer återigen att öppnas för bedjande, dock kommer den att vara stängd på fredagar vid fredagsbönen och al-asr bönen. Det måste informeras att antalet bedjande vid varje bönsal är begränsade till 8 personer och att bönplatserna är märkta.
Vi ber er att hålla avstånd vid in-och utgång och inte samlas vid moskéns entré samt att följa myndigheternas restriktioner och rekommendationer.
Må Allah skydda och bevara er och era nära och kära.
TACK FÖR VISAD FÖRSTÅELSE.
الإخوة المسلمون والأخوات المسلمات في مدينة يفلا الكرام
تقرر اعادة فتح ابواب مسجد يفلا ( وقف الراشدين ) لإقامة الصلوات الخمس اعتبارا من صلاة فجر يوم السبت الموافق ٢٠٢٠/١٢/١٩ إن شاء الله تعالى
وسيتوزع المصلَّون الكرام على صالات المسجد المخصصة للصلاة وبواقع ثمانية مُصلِّين فقط لكل قاعة اتباعا للقوانين النافذة والصادرة من الحكومة السويدية وحكومة اقليم يفلا بوري مع مراعاة التباعد بين المصلين بمسافة آمنة وحسب توصيات اللجنة المعنية بأزمة كوفيد-١٩ وحسب العلامات الملصقة على أرض المسجد
ومن المهم ان يعرف الاخوة المصلون والاخوات المصليات أنه لن تقام صلاة الجمعة في مسجدنا حتى اشعار آخر لتعذر استيعاب العدد الكبير من المصلين الراغبين في أداء صلاة الجمعة لذا يعلن المسجد عن اغلاق ابوابه يوم الجمعة في وقتي صلاة الظهر والعصر ولا يفتح ابوابه يوم الجمعة الا على صلوات الفجر والمغرب والعشاء
ترجو ادارة المسجد من الاخوة والاخوات اتباع التعليمات وارشادات الاخوو المنظِّمين للدخول والخروج وتجنب التزاحم على مداخل ومخارج المسجد وعدم التجمع خارج المسجد والأخذ بنظر الاعتبار الظروف الصحية الحرجة في الوقت الراهن حرصا على صحتهم الشخصية وصحة المجتمع
مع فائق التقدير مقدما لتفهمكم وتعاونكم
ونسأل الله العلي القدير أن يفرج عنا وعن سائر الخلق هذا الهم وان يخرجنا من هذا الضيق ويحمينا من شر الامراض والأوبئة وان تحلَّ علينا رحمته إنه هو الرحمن الرحيم
Walaalaha muslimiinta ah sharafta leh ee magaalada Gavle ..
Waxaa la go’aamiyay in dib loo furo albaabada Masjidka gavle, laguna tukado shanta salaadood, lagana bilaabo salaada subax ee maalinta Sabtida ah, ee ay taariikhdu tahay 19/12/2020, Allaha awooda leh idmo.
Muslimiinta sharafta leh, ayaa loo qaybin doonaa hoolalka masaajidka loogu talo galay in lagu tukado, iyadoo kaliya 8 qof loo ogol yahay halkii hoolkiiba, iyadoo la waafajinayo sharciyada ay soo saareen dowlada Sweden iyo dagmada Gavle, iyadoo la tixgalinayo masaafada nabdoon ee udhaxeysa dadka cibaadeysanaya, iyo sida ku xusan talo soo jeedinta gudiga ay quseyso talo bixinta Covid-19, iyo sida ku cad calaamadaha lagu dhajiyay dhulka masjidka.
Waxaa muhiim ah in walaalaha tukanaya ay ogaadaan in salaada JIMCAHA aan lagu tukan doonin masaajidkayaga ilaa amar danbe, maxaa yeelay suura gal ma ahan in la yareeyo tirada badan ee muslimiinta ee doonaya inay gutaan salaada jimcaha .. Sidaa darteed, masjidka wuxuu ku dhawaaqayaa in albaabada loo laabayo maalinta jimcaha waqtiga salaada duhur iyo casarba,marka laga reebo Salaadaha subax, Maqrib iyo Isha.
Maamulka masjidka wuxuu ka codsanayaa walaalaha inay raacaan tilmaamaha iyo awaamiirta abaabulka, sidoo kale inay soo galaan kana baxaan, iskana ilaaliyaan ciriiriga wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa masjidka, inaysan isugu imaan banaanka masjidka .. iyo inay tixgeliyaan xaalada caafimaad ee xasaasiga ah waqtigaan, si loo hubiyo caafimaadkooda shaqsiyadeed iyo kan bulshada ..
Waad ku mahadsan tihiin qadarintiina iyo wada shaqayntiinaba..